berberatoday.com
Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Sheegay Inuu Dib Ugu Celiyay Xisbiga UCId Xubintii Hore Isu Casishay Ee Komishanka Oo Marlaab Xisbigu Madaxtooyada Ugudbiyay
March 10, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegay inuu xisbiga UCID dib ugu soo celiyay xubintii ay u magacaabeen guddiga doorashooyinka Md. Xasan Yuusuf Ducaale.

Ma jiro war rasmi ah oo ay madaxtooyada iyo xisbiga UCID ku xaqiijiyeen dib u soo celinta xubintan, laakiin warar uu Geeska Afrika helay ayaa xaqiijiyay in xafiiska Madaxweyne Biixi ku soo wargeliyay xisbiga UCID dib u soo celinta xubintaas.

Xasan Yuusuf Ducaale, ayaa iska casilay guddiga doorashooyinka wakhtigii uu taagnaa khilaafkii Madaxweyne Biixi iyo xisbiyada mucaaradka ahi, laakiin xisbiga UCID ayaa markii khilaafka laga heshiyay wuxuu toddobaadkan dib u magacaabay xubintaas oo uu Madaxweyne Biixi u gudbiyay.

Xisbiga UCID ayaa la filayaa inuu bedelo xubintan uu madaxweynuhu ku soo celiyay oo uu soo magacaabo xubin kale.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews