Shirweynihii 4aad Ee Xisbiga Kulmiye Oo La Mudeeyay Iyo Gudidii Qabanqaabada Oo La Magacaabay
March 10, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbil Xaakimka Kulmiye ahna Madaxweynaha Jamahuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa mudeeyay islamarkaana Magacaabay Gudida Qabanqaabada Shirweynaha 4aad ee Xisbiga Kulmiye.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warkan
