berberatoday.com
Adeeg Dadka Dhaawaca Ah Dhibaato Ka Qaban Jirtay Cisbataalka Hargeysa Oo Ciidanka Booliska Somaliland Fududeeyay
March 11, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Cisbitaalka guud ee Hargeysa oo markii ugu horeysay loo sameeyay qaybta adeega dhaawac muujinta sharciga ah laga qaadanayo ee ciidanka Booliiska Somaliland.

Qorshahan aya aha mid siweyn bulshadu baahi ugu qabtey helidiisa , kuwaas oo marka qof dhaawac gaadho wakhti dheer ku qaadan jiray helida warqadaasi oo la’aanteed nabarka ku gaadha aanay dhakhaatiirtu waxba ka qaban karin sharci ahaan , mararka qaarkoodna keeni kara dhiig bax oo ay suuro gal tahay in Saldhiga Ciidanku ka durugsan yahay ama mashquulka iyo sax mada gaadiidku hore ugu saamixi waayi jirtey inuu gaadho saldhiga ugu dhaw .

General Dabagale taliyaha ciidanka booliska Somaliland ayaa sameynta qorshan balan qaaday dhawaan , waxaana lagu wadaa in dhamaan lagu fidiyo gobolada iyo degmooyinka kale ee Dalka .

Xigasho Wariye Faysal Fifa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews