berberatoday.com
Angel Merkel: “60-70% Dadka Jarmalku Wuu Ku Dhici Kara Xannuunka Coronavirus
March 11, 2020 - Written by Berbera Today

Barliin(Berberatoday.com)-Raysal Wasaaraha Germany, Angel Merkel, ayaa sheegtay in 70% dadka reer Germany uu ku dhici karo cudurka coronavirus. Waxay aqbaartaan ugudbisay sharci dajiyayaasha xisbigeeda Christian Democratic Union (CDU) iyo xisbiga kale ee Bavaria, Christian Social Union (CSU.

Merkel waxay taageertay joojinta dhammaan dhacdooyinka aan muhiimka ahayn ee dadweynaha, taas oo qayb ka ah dadaalka lagula dagaallamayo faafitaanka fayraska Covid-19′, laakiin waxay meesha ka saartay walaacyo la xidhiidha mamnuucidda munaasabadaha waaweyn.

“Ciyaaraha isboorti ee lagu ciyaaro garoonnada oo madhan ma ahan waxa ugu xun ee dalkan ku dhici kara,” ayay tidhi Merkel.

Iyada oo laga jawaabayo dalabyada ku aaddan tallaabada gobolka ee lagu xakameynayo saameynta dhaqaale ee cudurka faafa, Merkel waxay sheegtay inaanu Jarmalku u baahnayn qorshe dhiirrigelin dhaqaale hadda si looga hortago saameynta cudurka coronavirus, laakiin ay  muhiim tahay in xal loo helo cudurka, sida in la helo tallaal lagu xakameeyo.

Jarmalka ayaa laga helay in kabadan 1,500 oo kiis oo ah COVID-19, oo ay ku jiraan laba dhimasho oo la xaqiijiyay.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews