berberatoday.com
Xildhibaanad Ilhan Cumar Oo Cadaysay Inay Guursatay Gacan Yareheedii Tim Mynet
March 12, 2020 - Written by Berbera Today

USA(Berberatoday.com)-Ilhaan Cumar oo ah gabadh Soomaaliyeed oo ka tirsan aqalka Congress-ka Mareykanka Lagana Soo doortay Gobolka Minnesota ayaa sheegtay in ay la aqal gashay Tim Mynett oo horay gacan yare ugu ahaa.

Barta ay ku leedahay baraha bulshada ee Instagramka ayey soo galisay sawir ay iskula jiraan iyada iyo ninkeeda cusub ee Tim Mynett.

“Waan guursaday, waxaan lamaane ku ahayn siyaasadda, haddana waxaana ku nahay nolasha, waa barako, Alxamdulilaah”, ayay Ilhaan ku qortay sawir ay soo dhigtay barta ay ku leedahay Instagram-ka.

Ilhaan Cumar ayaa seygeedii hore Axmed Xirsi ka dalbatay furriin bishii October ee sanadkii hore, waxa ayna u heysay saddex caruur ah.

Mynett qudhiisa waxa ay kala tageen xaaskiisii, ka dib markii ay ogaatay xidhiidhka uu la leeyay xildhibaanka laga soo doorto gobolka Minnesota.

Lamaanahan ayaa hore u beeniyey in ay leeyihiin xidhiidh jacayl sannadkii hore Waxase ay maanta Cadeeyeen Inay isguursadeen lamana oga ilaa hadda diinta ay isku guursadeen maadama oo ay Xildhibaanada Ilhan Sheegato inay Muslimad tahay halka Seygeeda Cusub Tim Mynett-na uu yahay Kiristan diintaas ku dhashay kuna barbaaray ilaa hadana Diintaas haysta sida ka Muuqata Xogtiisa Rasmiga ah ee halkan hoose idiinka muuqata.

Sawirkani hoosta idiinka muuqdaa Waa Seygeedii Hore Axmed Xirsi Iyo Mynett oo xiligaas ahaa gacan yaraheeda xiligii ololaha doorashada.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews