Madaxweyne Muuse Biixi Oo Magacaabey Guddida Heer Qaran Ah Uu Sheegay Inay Ka Hortagayaan Xanuunka Caronavirus
March 14, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/G/083-488/032020, ku magacaabay Guddida Heer Qaran ee U-diyaar-garawga iyo Ka-hor-tagga Xanuunka Coronavirus.
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-
Wareegto Madaxweyne
Ku: Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka
Ku: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha
Ku: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka