berberatoday.com
Warbixin Laga Diyaariyay Xaalada Ay Ku Sugan Yihiin Caruurta Darbi Jiifka Ah Ee Magaalada Tog Wajaale! T
March 14, 2020 - Written by Berbera Today

Wajaale(Berberatoday.com)-Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale oo ah magaalo ku taalo xuduuda ay wadagaan Somaliland iyo itoobiya isalamarkaana ah magaalo ganacsiyeed ay ka jiraan duruufo kala duwan.

Caruurta darbi jiifka ah eek u nool magaalo ganacsiyeedka tog wajaale oo kamid dhul ugu qabow Somaliland xiliyada dhaxanta ayaa waxaa ku nool caruur yar yar oo aan haysan hoy iyo waalid daryeela kuwaasi oo hoy ay utahay toga magaalada wajaale islamarkaana ay ku dayacan yihiin iyagoo cuntada ka raadsadaan waxyaabaha lagu soo daadiyo togta kaasi oo iyaga iyo eydu ay wax kuwada cunaan,hoyna ay ka dhigtaan karaatoonta.

Hadaba warbixin laga diyaariyay caruurta darbi jiifka eek u nool magaalada wajaale ayaa ay ka warameen xaaladooda iyo sida ay ugu hoos dayacan yihiin qaranka somaliland .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews