Wasaradda Arrimaha Guddaha Somaliland Oo Beenisay Gabadh Shaqaale Ah Oo La Sheegay In La Dhibaateeyay
March 14, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa ka hadashay Xadhig lagula kacay Gabadh shaqaale ka ah wasaarada arimaha gudaha .
Waxaa arintan ka hadley wasiir ku xigeenka arimaha gudaha Somaliland Cabdinaasir Caydiid Maxamed, isagoona beeniyay warkaasi.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan