berberatoday.com
Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dood Adag Ka Yeeshay Waxka Badalka Xeerka Kufsiga Oo Hore Dalka Buuq Uga Dhaliyay.
March 15, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha Wakiilada Jamhuuriyada somaliland Ayaa Fadhigoodii maanta dood adag ka yeeshay waxka badalka xeerka kufsiga oo hore goluhu u ansixiyay madaxwaynuhu Sexeexay Dhaqan Galkiisa.

Xeerka Oo Markii Ansixintiisu ay soo ifbaxay doodo xasaasiya ka dhaliyay dalka islamarkaana ay culimadu cod dheer kaga hor Timid Taasi oo keentay in Dib loogu Noqdo Laguna sameeyo Waxka badalk iyo Kaabis.

Xildhibaanada Golaha wakiilada ayaa soo jeediyay in xeerka Waxka badalkiisa lala kaashada Culimada iyo wax  garadka Dalka

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews