Shirka Beelaha Bariga Iyo Galbeedka Gobolka Togdheer Oo Ka Furmay Magaalada Burco
March 15, 2020 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Shirka ay wada qabsanayaan beelaha Habar Jeclo iyo Garxajis ayaa saaka si rasmi a uga furmay magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer.

