berberatoday.com
Taliyihii Ciidammada Ilaalada Kacaanka Iran Oo U Geeriyooday Cudurka Coranavirus
March 15, 2020 - Written by Berbera Today

Tehran(Berberatoday.com)-General Nasser Shabani, oo ahaa taliyihii ciidamada ilaalada kacaanka Iran ayaa u geeriyooday cudurka coronavirus, ama COVID-19, sida ay soo warisay wakaalada wararka ee Fars.

Shabani wuxuu shaqadiisa ciiddamada bilaabay sanadkii 1982 xilligii Dagaalkii Iran iyo Ciraaq.

Ka sokow Shiinaha, Talyaaniga iyo Koonfurta Kuuriya, Iiraan waxay ka mid tahay waddammada ay dhibaatadu sida daran u saameysay tan iyo markii uu cudurku dillaacay bishii Diseembar ee la soo dhaafay.

Tirada dhimashada virus ka Iiraan ayaa gaadhay 514, telefishanka dowladda ayaa sheegay.

Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in 85 qof ay dhinteen 24-kii saacadood ee la soo dhaafay, halka 1,289 xaaladood oo cusub la soo saaray, taasoo tirada guud ee la xaqiijiyay ay gaadheyso 11,364.

Geerida guud ee cudurkaan ayaa ku badan 5,000, iyada oo in kabadan 132,500 kiisas ah la xaqiijiyey, sida laga soo xigtay Ururka Caafimaadka Adduunka.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews