berberatoday.com
Dowladda Itoobiya Oo Ku Dhawaaqday Saddex Qof Oo Laga Helay Caabuqa Coronavirus Iyo Tirada Dadka Laga Baadhayo! A
March 16, 2020 - Written by Berbera Today

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Tirada kiisaska coronavirus (COVID-19) ee Itoobiya ayaa korodhay Waxaana maanta la helay 3 kiis oo cusub sida uu sheegay Wasiirka Caafimaadka Dalka Itoobiya.

Dawlada Itoobiya ayaa xaqiijisay kiiskeedii ugu horreeyay ee COVID-19 bishii Maarso 13.

Wixii markaas ka dambeeyay, saraakiisha waxay raadinayeen xidhiidhada kiiskii ugu horreeyay ee la xaqiijiyey.

Wasiirka Caafimaadka Dawlada fadaraalka Itoobiya ayaa sheegay In  117 qof oo looga shakisan yahay caabuqa Corona verus lagu wado baadhitaano  la karantinimeeyay, waxaana laga helay maanta Saddex ruux oo cusub.

Dadka cusub ee Maanta laga helay Corona labo ka mid ah Waa reer Japan ah waxaana ay da’doodu kala tahay 44 , 47 iyo hal Itoobiyaan ah oo da’deedu tahay 42.

Dhammaantood waxay ka shaqeeyaan Addis Ababa waxayna xidhiidh dhow la lahaayeen kiiskii ugu horreeyay ee la xaqiijiyey.

Wasaaradda ayaa sidoo kale sheegtay inay durba billaabeen raadinta xidhiidka saddexda kiis ee cusub.

Dawlada itoobiya ayaa heegan galisay kooxaha caafimaadka ee baadhanaya dadka soo galaya dalka kuwasi oo ku sugan goobaha madaarada iyo xuduudaha

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews