berberatoday.com
Xukuumada Somaliland Iyo Ganacsatada Oo Isla Qaatay In La Kaydiyo Cuntada Iyo Daawada Dalka Taala.
March 16, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Rugta ganacsiga Somaliland Jamaal Caydiid Ibraahin ayaa sheegay inay ka tashanayeen sidii ay meel uga soo wada jeedi lahaayeen dhibta adduunka ku soo korodhay ee xannuunka Corona Virus waxa uu gudoomiyuhu xusay inay isla meel dhigeen sidii ay ganacsatadu u kaydin lahaayeen raashinka iyo daawooyinka daruuriyaadka ah ee dalka yaala.

Wasiirka wasaaradda Ganacsiga,Wershahada iyo Dalxiiska Somaliland Mudane Maxamud Xasan Sacad Saajin ayaa sheegay inay muhiim tahay sidii looga gaashaaman lahaa xannuunka CoronaVirus oo si xoogan adduunka ugu faafaya Wasiirku waxa uu Ganacsatada ku bogaadiyey hannaanka ay u kaydiyeen raashinka iyo daawooyinka dalka yaala.

Wasiirka ganacsigu waxa uu intaas ku daray in Ganacsatada iyo Xukuumadda Somaliland ay ka wada shaqaynayaan talaabo kasta oo lagu kaydinayo Cuntada iyo daawooyinka dalka gudihiisa yaala.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews