berberatoday.com
Faah Faahinta”Dilkii Taliyaha Ciidanka Sirdoonka Ee Gobolka Sool Oo Caawa Lagu Dilay Magaalada Laasnacood.
March 17, 2020 - Written by Berbera Today

Laascaanod(Berberatoday.com)-Waxaa caawa magaalo madaxda gobolka sool ee laascanood lagu dilay alle ha unaxariistee taliyihii ciidanka sirdoonka somaliland ee gobolka sool Marxuum Cabdi qani Guhaad oo dablay hubaysani ku dileen caawa gudaha magaalada laascanood.

Taliyaha la dilay oo u geeriyooday rasaas ay ku rideen dablaydani ayaa la sheegay in uu gacanta ku hayay kiiska gudoomiyihii maxkamada gobolka sool oo dhawaan  qarax gaadhigiisa lagu xidhay lagu dilay kaasi oo ilaa hada xukuumada somaliland aanay wax faah faahin ka bixin dilkaa hore, Iyo kan caawa lau dilay taliyihii ciidanka sirdoonka ee isla gobolka sool.

Sidoo kale cisbitaalka magaalada laasacanood ayaa xaaladiisu aad u cakiran tahay kadib markii ay kusoo xoobeen kumanaan kamid shacabka ku dhaqan magaalada laascanood oo ka gadoodsan dilka taliyaha ciidanka sirdoonka ee gobolka sool.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

https://youtu.be/j00W_jH5Wgg

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews