Xisbiga Ucid Oo Magacaabay Gudida Kala Xulista Murashixiinta Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka.
March 18, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga cadalada iyo daryeelka Somaliland ee ucid ayaa magacaabay gudida kala xulista murashixiinta golayaasha wakiilada iyo deegaanka ee doorashada soo socota