berberatoday.com
Shirkada Fly Dubai Oo Shaacisay Sobobta Ay U Hakisay Duulimaadyadii Ay Ku Tagi Lahayd 26 Dal Iyo Kaalinta Somaliland Kaga Jirto!
March 20, 2020 - Written by Berbera Today

Dubai(Berberatoday.com)-Shirkada Duulimaadyada Caalamiga  Ee fly Dubai Ayaa faah faahin Ka Bixisay sababta ay maanta u hakisay duulimaadyo qorshaysnaa oo ay ku tagi lahayd wadamo kala duwan oo caalamka ka mid kuwaasi oo ay maanta garoomada Ugu xanbinayeen kumanaan Karaab ahi.

Shirkada fly dubai ayaa baaqashada safarkeeda ku sheegay in ay keentay shakiga laga qabo xanuunka dunida sida xawaaraha ugu faafaya ee Conora virus iyo awaamiir kasoo baxday dawlada Emaaraadka Carabka.

Sidoo kale wadamada ay ay duulimaadyadii fly dubai ku tagi lahayd ayaa waxaa kamid ah Somaliland taasi oo sobobta ay u iman wayday lala xidhiidhiyay amar kasoo baxay maamulka muqdisho balse aanay xaqiiqadu sidaa ahayd somaliyana aanay wax awooda ku lahayn hakashada Fly Dubai Ee Madaarka Caasimada Somaliland Ee Hargaysa.

Dhanka kale xukuumada somaliland ayaan iyadu wax faah faahin ka bixin baaqashada duulimaadkii diyaarada fly dubai oo shacabku kujahawareereen cida joojisay iyo sheegada somaliya ee amarka lagu hakiyay duulimaadkan.

HALKAN KAGA BOGO WARBIXIN AY FLY DUBAI KASOO SAARTAY  SOBOBTA AY UJOOJISAY SAFARADII AY KU TAGI LAHAYD OO GAADHAYA 26DAL;

https://www.flydubai.com/en/contact/operational-updates?fbclid=IwAR32zSCpvqCeWfwSaT-t2SDZsp9RluC0Yg6zI4b_lHbVJa2abnp2xN_LXLU#update-on-coronavirus-covid-

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews