Siyaasi Cali Guray Muxuu Ka Yidhi Talaabada Ay Somaliya Ku Joojisay Duulimaadyadii Madaarka Hargaysa?
March 20, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” oo kamid ah siyaasiyiinta Somaliland kana tirsan xisbi xaakimka kulmiye ayaa ka hadlay dhacdadii madaarka hargaysa ee maanta ay diyaaradihii soo fadhiisan lahaa amar kasoo baxay maamulka muqdisho ay dib ugaga noqdeen.
