Wasiirka Caafimaadka Itoobiya Oo Shaacisay Dad Kaloo Laga Helay Caabuqa Caronavirus
March 20, 2020 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada caafimaadka JDFI Dr liya taadese ayaa war murtiyeed ay Xalay Saqdii dhexe soo saaratay kushegtay in 3 qof oo cusub oo midi itoobiyaan 85 jir ah yahay Viruska koroonaaga laga helay.
Geesta kale Dr liya taadese ayaa sheegtay in 85 jirka itoobiyaanka ilaa 23kii yekaatiit uu isagu karantiilay islamarkaana hadda laga helay viruska oo uudaryeel caafimaad qaadanayo.