Raysal Wasaarada Itoobiya Oo Ku Dhawaaqay In Diyaarada Ethiopain Airlines Joojisay Duulimadyadii Ay Ku Tagaysay 30 Dal.
March 21, 2020 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dawlada Itoobiya ayaa ku dhawaaqay in ay joojisay duulimaadkii ay diyaarada itoobiyaan Airlines ku tagi lahayd 30dal Ka hortaga xanuunka coronavirus awgii.
Raysalwasaare Abiy axmed oo ka hadlay talaabada ay Diyaarada itoobiya ku joojisay duulimaadyadeeda 30dal isagoo sheegay in ay xukuumadu bixin doonto wixii kharash ah ee dadka rakaabka ah ee iyagu tigidhka goostay
Halkan kaga bogo warkan oo ay faafisay waraahinta dawlada itoobiya;
Ethiopian Suspends Flights to 30 Countries