Ethiopia Airline Oo Maanta Mar Kale Soo Fadhiisatay Madaarka Hargeysa Cigaal International
March 23, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Diyaarada Ethiopia Airline ayaa maanta 1:40 PM duulimaad rasmi ah ku timid madaarka Diyaaradaha ee Hargeysa isla markaana rakaab ka qaadi doonta madaarka kuwo kaloo dalalka yurub ka yimi keentay dalka.
Dhawaan ayay aheyd Markii warqad ay soo saartay dawlada Somaliya ku sheegtay inay diyaaraha caalamiga ah kaga joojisay dhamaan garoomada Somaliya, taas oo ku eekeyd maalintii Shalay aheyd .