Ayaan Cashuur Oo Eedaymo U Jeedisay Xukuumadda Muuse Biixi, Farriinna U Dirtay Shacabka
March 24, 2020 - Written by Berbera Today
London(Berberatoday.com)-Safiirkii horre ee dalka Somaliland u fadhiday dalka Ingiriiska Ayaan Cashuur, ayaa sheegtay in aanay xukuumadda Madaxweyne Biixi waxa baadhitaan ah ku samaynin shacab ka soo degay maanta magaaladda Hargeysa. Islamarkaanna aan la dabbagelin.
Ex safiir Ayaan Cashuur ayaa sheegtay in dadka loo yimi si ilaaliyaan, dadka soo degaynaa is-xilqaaman.
Safiir Ayaan Cashuur waxay siddan ku baahisay baraheedda Bulshadda waxaannu u dhignaa qoraalkaasi siddan:-