Raysal-wasaraha Dalka Uk Oo Laga Helay Caabuqa Coronavirus.
March 27, 2020 - Written by Berbera Today
London(Berberatoday.com)-Raysal wasaaraha dalka ingiriiska Bolis jacson oo laga helay xanuunka coronavirus kaasi oo isku kaarantinimeeyay xafiiskiisa
Raysal wwasaaraha ingiriiska ayaa ka hadlay xaaladiisa caafimaad isagoo sheegay in uu qaab muuqaal ah ku hogaamin doono talada dalka