berberatoday.com
Wasiirka Caafimaadka Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Sheegay In Aanay Jirin Ilaa Hada Qof Laga Helay Caabuqa Coronavirus.
March 28, 2020 - Written by Berbera Today

Wasiirka Caafimaadka Ismaamulka Somalida Itoobiya Oo Shaaciyay 400Qof Oo Dalka Jabuuti Kasoo Noqday Oo Lagu Kaarintinimeeyay  Goobo Gaara.

Jigjiga(Berberatoday.com)-Wasiirka Caafimaadka Ee Dawlad Deegaanka somalida itoobiya Dr Yuusuf Maxamed ayaa sheegay in aanay jirin qof deegaanka somalida katirsan oo ilaa hada laga helay xanuunka coronavirus.

Sidoo kale wasiirka caafimaadka DDSI Ayaa ka hadlay qorshayaasha ay wadaan ee lagaga hortagayo xanuunka coronavirus oo deegaanada qaar loo sameeyay goobaha ka hortaga iyadoo dalbaday mishiinka lagu baadhayo xanuunkan iyadoo tababaro ufuray bahda caafimaadka

Dhanka kale wasiirka caafimaadka ddsi ayaa sheegay in lafaxayo shaqaalaha dawlada ee da,da ah iyo haweenka uurkale ka hortaga xanuunka coronavirus awgii.

https://youtu.be/146bFqAfuOI?t=47

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews