Wasiirka Caafimaadka Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Sheegay In Aanay Jirin Ilaa Hada Qof Laga Helay Caabuqa Coronavirus.
March 28, 2020 - Written by Berbera Today
Wasiirka Caafimaadka Ismaamulka Somalida Itoobiya Oo Shaaciyay 400Qof Oo Dalka Jabuuti Kasoo Noqday Oo Lagu Kaarintinimeeyay Goobo Gaara.
Jigjiga(Berberatoday.com)-Wasiirka Caafimaadka Ee Dawlad Deegaanka somalida itoobiya Dr Yuusuf Maxamed ayaa sheegay in aanay jirin qof deegaanka somalida katirsan oo ilaa hada laga helay xanuunka coronavirus.
Sidoo kale wasiirka caafimaadka DDSI Ayaa ka hadlay qorshayaasha ay wadaan ee lagaga hortagayo xanuunka coronavirus oo deegaanada qaar loo sameeyay goobaha ka hortaga iyadoo dalbaday mishiinka lagu baadhayo xanuunkan iyadoo tababaro ufuray bahda caafimaadka