Akhriso Magac-yada Xildhibaanada Ogolaadey Iyo Kuwa Diiday Labadii Xubnood Ee Mucaaridku U Soo Xuleen Kominshanka
March 29, 2020 - Written by Berbera Today
Fadhigii aan caadiga ahayn ee Golaha Wakiilada maalintii shalay oo taariikhdu tahay 28 March 2020 uu yeeshay si uu u ansixiyo labada xubnood ee Axsaabta Mucaaradka ahi u soo xuleen inay ka mid noqdaan Guddida Doorashooyinka Qaranka JSL (GDQ).