“Waa La Xidhayaa Oo La Shaabuugaynaya Cida Lagu Arko Iyagoo Marfash Ku Qayilaya”Masuuliyiinta Dawlada Hoose Hargeysa
March 29, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawlada Hoose Caasimada Hargeisa Ayaa Soo bandhigay Qalabkii ugu Balaadhnaa ee loo isticmaalayo Ka hortaga Xanuunka halista badan ee Corona Virus.