Xukuumada Somaliland Oo Soo Saartay Amaro Lagu Mamnuucayo Qodista Ceelasha Biyaha Ee Deegaanada Dalka Qaarkood.
March 31, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada biyaha oo ay weheliyaan maareeyaha wakaalada biyaha hargaysa iyo maamulka gobolka maroodi jeex ayaa soo saaray amaro lagu mamnuucayo in wax ceelal biyood ah laga qodo deegaanka daarasalaamee gobolka maroodi jeex iyo gobolada dalka qaarkood.
