Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Caabuqa Caronavirus Iyo Tirada Guud Ee U Geeriyootay Caalamka Dhan.
April 4, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xanuunka sida xawliga ah ku faafaya ee coronavirus ama cov19 ayaa caalamka siwayn usaameeyay isagoo marba marka ka danbaysa ay kor usii kacayso dadka uu galaaftay