Qadiyadda Somaliland Kuma Xidhna In Abiy Ahmed Yidhaahdo Farmaajo Iyo Kheyre Hala Isku Badelo, Ee Waxey Ku Xidhan Tahey Inuu U Sheego Tanaasulkii Ay Elatariya U Sameeyeen! H
April 5, 2020 - Written by Berbera Today
Inkastoo Aduunyadda oo dhan Gaal iyo Islaam iyo Kuwii Awoodaha Sheegtayba, Illaahay Tusey Itaalkooda oo Qolyihii Quwadaha Aduunka isku Tilmaamey Nin Waliba qol hoosta kasoo xidhay haddana Soomaali Itaalkeeda iyo Arinkeeduba Wuxuu dhaafi Waayay Xin iyo Xaasid ay xataa Xanuunkaa Dhengaddii Gaalada ah Qaramadda midoobay gacamaha ku hoorsanayaan Xaqiiqdii halkaasaa ka liidata qol madhan oo aan Waligii Talaabo hore u qaadaynin.
