Qoys Soomaliyeed Oo Ka Qaybgali Kari Waayay Aaska Wiilkooda Oo Ugeeriyooday Coronavirus Iyo Fariin Murugo Leh Oo Ay La Wadaageen Shacabka!
April 5, 2020 - Written by Berbera Today
London(Berberatoday.com)-Qoys Soomali ah oo ku nool dalka ingiriiska ayaa aanay suurto galin in ay ka qaybgalaan aaska wiilooda oo ugeeriyooday xanuunka faraha baas ku haya dunida Ee coronavirus kadib markii iyana lagaliyay karaantinimo maadaama looga shakisan yahay in uu haleelo cudurkan.
