Maraykanka: Korodhka Dhimashada Iyo Dadka Usoo Dhacaya Covid-19 Oo Xadhkaha Goostay
April 6, 2020 - Written by Berbera Today
New York(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha gobolka New York ee dalka Mareykanka Andrew Cuomo ayaa sheegay in muddo 30 maalmood ah laga joogo markii kiiskii u horreeyay oo Coronovirus ah laga helo gobolkiisa, balse ay arrintu u muuqato, sida in ay cudurka la dagaallameeyeen, muddo fog.
NEW YOR CORONAVIRUS 2020.jpg