Dawlada Eritrea Oo Loogu Baaqay Inay Siidayso Maxaabiista, Cabsida Laga Qabo Covid_19 Awgeed!
April 7, 2020 - Written by Berbera Today
Asmara(Berberatoday.com)-Hay’adaha u dooda xuquuqda aadamaha ayaa Dawladda Eritrea ugu baaqay inay si deg-deg ah oo aan shuruudi ku xidhnayn u siidayso Maxaabiista Siyaasadeed ee ku jira Xabsiyada dalkaasi.
