Eng, Maxamed Xaashi Cilmi Oo Fariin Culus Udiray Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi”Daawo Muuqal
April 7, 2020 - Written by Berbera Today
Hargdeysa(Berberatoday.com)-Eng maxamed xaashi cilmi oo kamid ah odoyaasha madasha kana mid ahaa aas aasayashii ururkii snm ee suurto galiyay dib ulasoo noqoshada madaxbanaanida Somaliland
Eng maxamed xaashi ayaa madaxwayne bixi ugu baaqay in uu dalka ugu shaqeeyo wixii uu ugu dhaartay iyo kitaabkii uu gacanta saaray.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan