Saraakiil Katirsan Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Maayarka Caasimada Hargaysa ku Eedeeyay In Uu Iibiyay Dhul Ay Lahaayeen,
April 7, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah ciidamada qaranka Somaliland ayaa eedo culus ujeediyay maayarka caasimada hargaysa cabdiraxmaan soltelco oo ay sheegeen in uu iibiyay dhul ay ka ciidamo la haayeen ooh ore loo siiyay