Muqdisho Oo Laga Helay Qof Soomali Ah Oo Qaba Xanuunka Coronavirus.
April 8, 2020 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dawlada somaliya ayaa shaacisay in kiis cusub oo xanuunka coronavirus ah laga helay magaalada muqdisho kaasi ah qof Somali ah
Wasaarafa caafimaadka somaliya ayaa shaacisay in la helay kiiskan cusub ee qofka qaba coronavirus.