Tobanka Dal Ee Caalamka Ugu Dhimashada Badan Xanuunka Coronavirus, Wararkii Ugu Danbeeyay!
April 8, 2020 - Written by Berbera Today
London(Berberatoday.com)-Xanuunka sida ba,an dunida Ugu Faafaya ee Coronavirus oo fara baas ku haya dadwaynaha dunida ayaa waxaa ilaa hada dalalka dadka xanuunka udhintay ugu horeeyay Tobanka dal oo ilaa hada dadka dhimashadooda uu sobobay COVID-19 ay kunka dhaaftay ugu badan dalka maraykanka Iyo qaarada Yurub marka laga reebo Shiinaha iyo Iran.
Halka wali sixawli ah ugu gudbin Yurubta Bari iyo Ruushka. Afrika lafteedu ilaa hadda waa sahaale.
Waxaa xusid mudan in xanuunkan uu ka weeriyay Intii awoodda is bidday iyadoo amarka Ilaahayna Awoodoodii Beeniyay. COVID-19