berberatoday.com
Wararkii Ugu Danbeeyey Xaaladda Raysal Wasaaraha UK
April 9, 2020 - Written by Berbera Today

London(BErberatoday.com)-Raii’sal wasaaraha UK Boris Johnson, ayaa la sheegay in xaaladdiisa ay wanaagsantahay kaddib markii habeenkii labaad uu ku baryay qeybta daryeelka degdegga ah.

Wasiirka caafimaadka ee Edward Argar ayaa BBC-da ugu warramay xaaladdii ugu dambeysay ee raii’sal wasaaraha.

“Waxaan ogahay in xaaladdiisa ay ka wanaagsantahay sidii hore, hadda si wanaagsan ayuu u neefsan karaa oo uma baahna qalabka dadka ka caawiya neefsashada,” ayuu yidhi Argar.

Ma jiraan warar dheeraad ah oo laga filayo xaaladda Mr Johnson ilaa iyo galinka dambe ee Arbacada maanta ah.

Waxyaabaha uu Argar u sheegay barnaamijka BBC Breakfast waxaa kamid ah,

·” Ma jiraan cadeymo buuxa oo naga caawin kara inaan go’aan qaadanno” oo ku saabsan goorta ay UK qaadi doonto xayiraadaha saran dalka,

·Wuxuu sidoo kale sheegay in shacabka UK looga baahan yahay ” inay taxada muujiyaan “

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews