Qofkii Labaad Oo Cudurka Coronavirus Ugu Geeriyooday Dalka Jabuuti
April 12, 2020 - Written by Berbera Today
Jabuuti(Berberatoday.com)-Dalka Jabuuti qofkii labaad ayaa cudurka Coronavirus u geeriyooday maanta. Sidoo kale tirada dadka laga helay cudurka maanta ayaa ah 37 ruux. Guud ahaana tirada guud ee cudurku hayaa waa 187 qof.
36 ruux ayaa ka bogsaday.