berberatoday.com
“Madaxweyne Ficilkaaga Iyo Hadalkaagu Isma Laha , Adigaa Farmajo Qol Madow La Galay ….” Suldan Cumar Suldan Maxamed Suldaan Faarax”Daawo Muuqal
April 14, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaanka Guud Ee Beelaha Gobalka Hawd Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax oo manta warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu si adag uga hadlay  madax dhaqameed maalmihii  ugu danbeeyey ka hadlaayey arimaha wada hadalada Somaliland iyo Somaliya waxaana uu sheegay suldaanku in madax dhaqameedka qaar ka mid ahi ay galeen xuduud aan loo baahneen , oo ay ka talabeen ilaalinta Somaliland , waxaana uu madax dhaqameedkaas u soo jeediyey  inay raali galin bixiyaan .

Dhinaca Kale Suldan ayaa waxaa uu eedo u jeediyey Siyaaasiyiinta oo uu ku sifeeyey inay yahiin cida kaliya ee  Somaliland bur burkeeda looga baqayaana ay iyaga yahiin.

 Sidoo kale SUldaanka ayaa madaxweynaha Somaliland ku eedeyey in aaney is laheyeen hadalada   iyo ficiladiisa ku aadan arinta Somaliya , oo ay ficilka madaxweynuhu  u muuqdo dhuumasho dhabarku muuqdo , waxaana uu madaxweynaha u soo jeediyey talooyin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Suldaan

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews