berberatoday.com
Ciidamadda Booliska Oo Xabsiga U Taxaabay Siyaasi Ka Tirsanaa KULMIYE Si Weyn Ugu Ololeeyay Madaxweyne Biixi
April 16, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(BErberatoday.com)-Ciidamadda Booliska ee Somaliland ayaa xalay xabsiga u taxaabay siyaasiga Maxamed Abiib oo ka tirsanaan jiray xisbiga KULMIYE, waxaanu si weyn ugu ololeeyay Madaxweynaha tallada haya Muuse Biixi Cabdi, Xilna ka soo qabtay xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Maxamed Abiib ayaa hore hore u ahaa agaasimaha xarunta Komishanka Xakamaynta Aidska, waxaanu in dhaweyd ahaa siyaasi si madax-bannaan uga faallooda arrimaha siyaasadda.

Ma jiro war faahfaahsan oo ka soo baxaya xadhiga Maxamed Abiib, waxaase xadhigiisa warbaahinta u xaqiijiyay qaar ka mid ah saaxiibadiisa ugu dhaw.

Lama garanayo waxa xilligan keenay xadhiga siyaasi Maxamed Abiib.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews