Dowladda Jamhuuriyadda Djibouti Oo Dhintay Cashuurta Badeecadaha Itoobiya Ka Dhoofiso Dekedeheeda
April 16, 2020 - Written by Berbera Today
Djibouti(Berberatoday.com)-Dawladda Djibouti ayaa hoos u dhigtay 82.5% cashuurta ay ka qaado baddeecadaha Itoobiya ka dhoofiso Dekeddaha Jamhuuriyadda Djibouti, wakhtigan lagu jiro awgii.
DJIBOUTI PORT USE EHTIOPIA