Aqoonyahan Jamaal C, Xuseen Oo Markale Si Xig-madaysan Uga Hadlay Hadalhaynta Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya!
April 17, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Jamaal cali xuseen oo kamid ah haldoorka reer Somaliland horena usoo noqday murashax madaxwayne ayaa markale si farshaxannimo uga hadlay hadal haynta qaarkamid ah madaxdhaqameedka iyo siyaasiyiinta reer somalland ee wadahalada Somaliland iyo somaliya.
