Dawlada Jabuuti Oo Shaacisay 156 Qof Oo Kale Ee Laga Helay Xanuunka Covid19
April 17, 2020 - Written by Berbera Today
Jabuuti(Berberatoday.com)-Dawlada Jabuuti ayaa xaqiijisay in 156 kiis oo xanuunka coroana virus oo laga dadka reer jabuuti iyadoo 48sacadood ee udanbeeyay ay markii labaad shaacisay tirada uu dadkeeda haleelay caabuqa covid 19 oo si xawli ugu faafay shacabka reer jabuuti,
Wasaarada caafimadka ee dalka jabuuti ayaa sidaa ku shaacisay qoraal kasoo baxay wasaarada
Dhanka kale wasaarada caafimaadka jabuuti ayaa shaacisay tirade guud ee dalkeeda uu haleelay xanuunka coronavirus inta ka bogsaday iyo tirade ugeeriyootay.
