berberatoday.com
Tirada Dadka u Dhintay iyo inta uu Soo Ritay Cudurka Covid-19 oo Korodhay Dalka Soomaaliya
April 17, 2020 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Tirada Dadka uu soo ritay Cudurka Covid-19, ayaa kor u kacday Dalka Soomaaliya, waxaana sidoo kale kordhay Dadka xanuunkaas ugu dhintay Soomaaliya, gaar ahaan caasimadda Muqdisho, sida ay xaqiijisay Wasiirka Caafimaadku.

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Drs Foosiya Abiikar Nuur, ayaa sheegtay in Tirada Dadka xanuunka laga helay marayso Soomaaliya 80 Ruux, halka ay dhimashadu gaadhay 5 Qof.

Warbixinta Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya caawa shaacisay oo faahfaahsan, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews