berberatoday.com
“Waxaan Idiin Xaqiijinayaa In Kiiskaasi Aanu Gacanta Ku Hayno, Gurigiisa Uu Joogo Oo Uu Qol Ku Xidhan Yahay” Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka Awdal.
April 17, 2020 - Written by Berbera Today

Borama(Berberatoday.com)-Iskuduwaha Wasaarada Caafimaad Ee Gobolka Awdal Dr Mukhtaar Jaamac Nuur Ayaa Markii Ugu Horaysay faah faahin ka bixiyay qofkii laga helay xanuunka Coronavirus Ee Magaalada Boorama iyo Xaaladiisa Caafimaad

Sidoo kale Iskuduwaha wasaarada caafimaadka ee gobolka Awdal ayaa shaaciyay in ninka laga helay xanuunku uu ku sugan Yahay gurigiisa oo qol kamid ah lagu kaarintinimeeyay balse aan Galaynin goob gaara oo xukuumadu udiyaarisay in lagu hayo Dadka laga helo xanuunka covid 19 oo sib a,an caalamka ugu faafaya.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews