Dhakhaatiir Ka Socota Dalka China Oo Soo Gaadhay Caasimada Itoobiya.
April 18, 2020 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dawlada china ayaa dhakhaatiir caafimaad usoo diraydalka itoobiya kuwaasi oo maanta soo gaadhay caasimada adis ababa
Dhakhaatiirtan ayaa dawladatoobiya ka caawin doona la tacaalida xanuunka coronavirus ooh ore dalka china ugu guulaystay in uu xakameeyo.