Haayada Amnesty Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqday Inay Xoriyadiisa Usoo Celiso Cabdimaalik Muuse Coldoon.
April 18, 2020 - Written by Berbera Today
Nairobi(Berberatoday.com)-Haayada xuquuqal iinsaanka ee Amnesty ayaa xukuumada Somaliland ugu baaqay in ay shuruud la,aan kusii dayso saxafi cabdimaalik muuse coldoon oo mudo xidhan