berberatoday.com
Khabiir Ka Digay Halista Shimbiro iyo Ayax hor leh oo Ku Soo Waajahan Dhulka Somaliland
April 18, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Duuliye Cali Faarax Cilmi oo ka mid ahaa Duuliyeyaashii Somali Airlines, sidoo kale waxa uu waayo-arag ku yahay xawayaanka Ayaxa, isla markaana waxa uu ka digay Ayax badan iyo Shimbiro ku soo fool leh Dalka Somaliland oo uu xilligan ku sugan yahay caasimadda Hargeysa.

Cali Faarax Cilmi oo u warramay Barnaamijka Waayo-arag oo uu soo saaro Suxufiga Axmed Xuseen Warsame, kana baxa TV-ga Codka Bariga Afrika, waxaanu ka warramay taariikh dheer iyo waxyaabaha waayo-aragnimadiisa Ayaxa iyo saamayntiisa u leeyahay, waxaanu xusay in loo baahan yahay in laga diyaar-garoobo dhibaatooyinka ay sababi karaan Ayaxa iyo Shimbiraha ku soo waajahan Somaliland.

Haddaba, Khabiirkan lagu waraystay Barnaamijka Waayo-arag, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa warayigiisa oo dhammaystiran Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews