berberatoday.com
Rabshado Ka Dhacay Magaalada Caynabo Iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Ka Hadlay Dhaawac Soo Gaadhay.
April 18, 2020 - Written by Berbera Today

Caynaba(Berberatoday.com)-Magaalada Caynabo Ee gobolka saraar ayaa Caawa fiidkii Waxaa ka dhacay Rabasho Sobobay Isku dhaca dad shacab ah iyo ciidanka booliska kaasi  Indhaawac soo gaadhay taliyaha ciidanka booliska iyo laba askari oo kamid ah ciidanka booliska ,

Isku dhacab ayaa ciidamada boolis adeegsadeen rasaas nool si ay shacabka isku soo baxay u kala eryaan.

Taliyaha ciidanka booliska ee gobolka saraar Xasan Ismaaciil Cagma Yare oo ku sugan magaalada burco ayaa faah faahin ka bixiyay sida wax udhaceen iyo dhaawac kasoo gaadhay waji halka  laba askari oo kale oo dhaawacyo fudud loo gaystay.

Taliyaha ayaa sheegay in ay rabshadahani ka dhasheen kadib markii dad iskugu yimid goob maqaaxiya ay ciidanku isku dayeen in ay kala dareeriyaan ay sobobtay isku dhacani shacabka iyo ciidanka boolisku.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews