Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Ganacsiga Oo Soo Saaray Laba Qoraal Oo Is Burinaya Iyo Fadeexadaha Qaran Ee Ku Duugan!
April 19, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha Guud Ee Wassaarada Ganacsiga Iyo Warshadaha Somaliland Cabdiraxmaan maxamed Abdeeq ayaa mudo bil gudaheed ah kusoo saaray laba qoraal oo uu marka hore ku mamnuucayo tobaako ay shrkada bat kasoo dejisay goraanka diyaaraha ee caasimada hargaysa.
